afguri
dhigga afguri
lahjad
meeqa iyo imisa, gabar iyo gabadh, badh iyo bar
halkan
dhigga halkan
mahaan, meejan, meeshan, intan, kabtan, bartan
kabtaan kabtan dhigay, kabteedii yaa arkay?
aga!
dhigga aga!
heey! dhega!
aga! naa maxaad ii xangaruufan?
immika
dhigga immika
eegga, hadda, haatan
immika cun muuska!
Adhi
dhigga adhi
Ari, eri
Adhi shuguxshugux kama ilbaxo.
collob
dhigga collob
muqmad, oodkac
sideen odhan waxaro collob uriyey!
surwaal
dhigga surwaal
dabajeex, dabaxumeeye, luunge, targal
nin qaba surwaal biid ah.
kab
dhigga kab
jaan (jaamo)
kab iyo xaarkeed ba waa la is la tuuraa!
Bilowga bogga ku laabo ▲