Higgaad .COM
×
HOOY Naxwe Ereyga maanta Afguri 7 shibbane Sheeko dhigaal Xiriir ☰ Tusmo

Afguri

afguri

dhigga afguri

lahjad

Tusaale: meeqa iyo imisa, gabar iyo gabadh, badh iyo bar
Afguri

halkan

dhigga halkan

mahaan, meejan, meeshan, intan, kabtan, bartan

Tusaale: kabtaan kabtan dhigay, kabteedii yaa arkay?
Afguri

aga!

dhigga aga!

heey! dhega!

Tusaale: aga! naa maxaad ii xangaruufan?
Afguri

immika

dhigga immika

eegga, hadda, haatan

Tusaale: immika cun muuska!
Afguri

Adhi

dhigga adhi

Ari, eri

Tusaale: adhi shuguxshugux kama ilbaxo, ari maganti ma bariiyo, adhi been wuu didaa se been ma dhutiyo, adhiyow yar yare, waxaa kaa yar yari, ma yamaarug baa?
Afguri

collob

dhigga collob

muqmad, oodkac

Tusaale sideen odhan waxaro collob uriyey!
Afguri

surwaal

dhigga surwaal

dabajeex, dabaxumeeye, luunge, targal

Tusaale: nin qaba surwaal biid ah.
Afguri

kab

dhigga kab

jaan (jaamo)

Tusaale: kab iyo xaarkeed ba waa la is la tuuraa!



Bilowga bogga ku laabo